Quran - Soomaali

Tafsiirka Quraanka Kariimka Iyo Qari Sh. Cabdi Rashid Cali Sufi
HooyoApps
Download Quran - Soomaali APK
Rating 4
Category Education
Package name com.hooyoapp.quran
Downloads 5+
Quran - Soomaali Description
Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.

appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.

Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.

Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.

Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.

Open up
Download APK for Android
Currently, Quran - Soomaali APK download is not available. Please proceed to download from the Google Play Store.
Google Play
Get from Play Store
1. Click "Get from Play Store
2. Download Quran - Soomaali from the Play Store
3. Launch and enjoy Quran - Soomaali
Quran - Soomaali APK FAQ

Is Quran - Soomaali safe for my device?

Open up

What is an XAPK file, and what should I do if the Quran - Soomaali I downloaded is an XAPK file?

Open up

Can I play Quran - Soomaali on my computer?

Open up

Search Recommendation